DEG DEG ..Dawo Sawirada Gaas oo Ogaaalday Heshiiska Nabada Gaalkacyo ,

02-Dec-2015-Wali Waxaa Socda Qudbadihii Kala duwanaa ee la jeedinayo Waxaana goobta ku sugan Beesha Caalamaka Wafdi ka socda Dowlada Soomaliya iyo Sidoo kale  Galmudug  IYO Puntland Waxaana labada dhinac ay yihiin  kuwo meesha Ku Sugaan

Madaxweynaha Puntland ayaa Saxiixay heshiiska Nabada Gaalkacyo Kadib Markii Cadaadis Badan uu kala Kulmay beesha Calamka iyo Sodoo Kale Dowlada Soomalia Waxana lagu Qasbay in  uu Ogaalado Heshiiska Nabada Gaalkacyo

Gaas iyo Guuleed oo gacmaha is galinaya

Gaas iyo Guuleed oo gacmaha is galinaya

KALA SOCO WARARKEENA DAMBE WAXII KA SOO KORDHA