Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta yeeshay Kulankoodii ugu horeeyay

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.

Baarlamaanka Hirshabeelle oo dhawaan ku guuleystay in ay doortaan madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa kulanka maanta ay yeesheen waxaa shir gudoominayey gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, iyadoo ay goob joog ahaayeen kuxigeenadiisa.

Baarlamaanka ayaa ka hadlay Maanta Shaqooyinka ay qabanayaan Maalmaha soo socda.gaaaf-150x150