Northern Ireland boss Michael O’Neill wants Russia game in May

sport snow 1_66580275_pe_00323139

Fifa might be called on to choose a new date for the Northern Ireland v Russia World Cup qualifier – if the two nations cannot reach an agreement.
This weekend’s match in Belfast was twice postponed because of snow.
Northern Ireland manager Michael O’Neill wants the rearranged game to take place in May – as soon as possible after the British domestic season ends.
Russia face Portugal on 7 June and seem keen to fit in a trip to Belfast after that to make a Group F double header.
But the Irish Football Association is against scheduling the game several weeks after the end of the British season, when NI players will have been out of full-time training and may have holidays booked.
An international date also exists on 14 August, but Russia have already agreed to face Argentina in a friendly.
Northern Ireland manager Michael O’Neill has suggested slotting in a fixture at the end of May, but the most likely date in that window – 31 May – falls the day before key man Jonny Evans’ wedding.
Negotiations will not take place until after Northern Ireland’s match against Israel on Tuesday.
“When we come to talk about the new date, I will have to take into account that a game in June is well after the players’ club season is over,” said O’Neill.
“If we play on one of the international dates in June that could be four to six weeks since the players were in regular football – well into their summer break. That would not be ideal.
“August is also an option but it would mean Russia cancelling their planned friendly with Argentina and I am not sure they would be willing to do that.
“If possible, I am going for a date in May as close to the end of the season as possible.”

Mark Clattenburg oo dib ugu bilaabaya howshiisa garsoornimo.

Mark Clattenburg oo dib ugu bilaabaya howshiisa garsoornimo.

Garsooraha muranka uu ka taagnaa dhawaanahan ee Mark Clattenburg ayaa dib u bilaabaya shaqadiisa garsoore nimo maalinta axadda ah kadib markii lagu waayay dambi ah inuu aflagaado luqadeed uu sameeyay.

Mark Clattenburg ayaa wax ciyaar ah dhex dhexaadin tan iyo markii kooxda chelsea ay ku dacwootay inuu jinsi faquuq kula kacay ciyaaryahanka John Mikel Obi ciyaar ay chelsea la ciyaaraysay kooxda Manchester utd 28-kii October ee sanadkaan.

Garsore Mark Clattenburg oo 37 jir ah ayaa qamiistii lagu waayay wax dambi ah kadib war kasoo baxay xiriirka FA-ga wuxuna haatan noqonaya garsooraha 4-aad ciyaarta dhexmari doonta Tottenham iyo WestHam oo ka wada dhisan magaalada London.

Sidoo kale ciyaartiisa ugu horeeso ee uu dhex dhexaadiyo oo uu noqdo garsoore dhexda qabanayaa dhacayso Arbacada kulanka Southampton oo la ciyaarayso Norwich.

Mark Clattenburg ayaa wax ciyaar ah qabanin afar ciyaarood isagoo ay ku socotay baaritaanno kaas oo ugu dambeyn dambi lagu waayay.

Madaxa urur ay leeyihiin garsoorayasha oo lagu magacabo Alan Leighton ayaa sheegay in loo baahan yahay magdhow la siiyo Mark Clattenburg isagoo sheegay in la sumcad dilay isla markaasna dhaawac uu kasoo gaaray lacagta uu heli lahaa marka uu ciyaar dhex dhexaadiyo.

Kooxda chelsea ayaa war qoraal ah oo kasoo baxay ku sheegtay inay aqbashay go’aanka xiriirka FA-ga isla markaasna ay ku kalsoon tahay baaritaanka xirirka kubadda cagta.

War qoraal ah oo sidoo kale kasoo baxay Mark Clattenburg ayaa ku yiri inuu yahay dhibane chelsea ay dhibaataysay isla markasna ay dhaawaceen shaqadiisa.

Taallo loo dhisay Tababare Sir Alex Ferguson.

Sir Alex Fergusen intii uu ahaa tababaraha Kooxda Man utd wuxuu sagootiyay oo is badalay 5 Ra’iisul Wasaare oo Ingiriis ah,5 madaxweyne oo Maraykanka ah,10 Tababare oo Liverpool ah,12 Tababare oo xulka Ingiriiska ah iyo 19 tababare oo naadiga Manchester city ah dhamaan is badalkaas Fergusen wuxuu ku sugnaa Manchester utd wuxuuna u qaaday 37 koobab ah oo 12 kamid ah.

Tababaraha kooxda Man utd Sir Alex Ferguson ayaa loo dhisay Taallo maar ah kadib 37 koob oo uu u qaaday kooxda Manchester utd.

Xaflad weyn oo lagu soo bandhigayay Taaladaan ayaa lagu qabtay Old Trafford iyadoo laga taagga banaanka hore ee garoonka kooxda Man utd.

Taalladaan ayaa dhererkeedu yahay 9 Feet waxaana la bilaabay samaynteeda November 2011 taas oo ku aadanayn sanad guuradiisa 25-aad ee kooxda Man utd uu ku sugnaa waxaana laga dul taagay taallo lagu magacaabi jiray Taallada Waqooy waxaana haatan laga dul taagay taallo maar ah oo leh muuqaalka tababare Sir Alex Ferguson.

Taaladaan ayaa waxaa daaha ka rogay xaaska tababare Sir Alex Ferguson oo lagu magacaabo Lady Cathy taas oo xarig dheer oo lagu xeray daah casaan ama gaduud ah oo ku daboolnaa Taallada Maarta ka rogtay halkaas oo ay ku sugnaayeen dad yoow badan oo caan ah.

Ciyaartooy hore kooxda iyo kuwa haatan ku sugan ayaa ka qeyb galay halkii lagu soo bandhigayay tababaraha ugu guulaha badan kubadda cagta ingiriiska.

“waa arrin la yaab ah dhab ahantii waa mid aan ku faani karo waqti ayuu yiri Sir Alex Ferguson.

Sir Alex Ferguson oo da’diisa kor ay u dhaaftay 70 sanno jir ayaa kooxda Man utd tababare u ahaa mudo 26 sanadood isagoo u qaaday 37 koob oo 12 kamid ah ay yihiin horyaalka Ingiriiska iyo labo champions league ah.

“caadiyan dadka waxay dhintaan iyagoo aan arkin taallada loo dhisay laakin aniga waxa arkay ka hor inta aan dhiman anigoo nool ayuu intaas ku daray tababare Sir Alex Ferguson.

“laga soo bilaabo 1986 ilaa maanta ciyaartooyda ayaa ii suura galiyay farxaddaan waana mid aan ku faani karo ayuu intas raaciyay Sir Alex Ferguson.

Xafladdaan ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah xidigihii soo hore ee Tababare Sir Alex Ferguson waxaana kamid ahaa Eric Cantona, Ruud van Nistelrooy, Ole Gunnar Solskjaer, Edwin van der Sar, Peter Schmeichel, Andy Cole, Dwight Yorke, Bryan Robson iyo xidigaha walaalaha ah Gary iyo Phil Neville.

Kabtankii hore David Beckham iyo C.Ronaldo ayaa ka qeyb gali waayay waxayna soo duubeen Muuqaal Arag ah oo ay xafladda ugu qeyb galeen.

Sir Alex Ferguson ayaa u mahad celiyay xaaskiisa,taageerayaashiisa waayihii kooxda laakin wuxuuu ku kaftamay in Xaaskiisa Cathy ay u balan qaaday subax kasto oo sabti ah inay imaanayso halka ay ku taallo taaladaan oo inta gacmaheeda simaha ku qabsato ay fiiri doonto taallada.

“alla maxay maalin la yaab ah u tahay adiga,qoyskaada iyo kooxda ayuu ku yiri muuqaalka uu soo duubay David Beckham.

Wuxuu intaas ku daray David Beckham waxaa rabaa inaan kuu mahad celiyo kaagana mahad celiyo wax kasto oo aad aniga ii samaysay waayihii kooxda aan joogay shakina kuma jiro inaad fursad wanaagsan aad I siisay.

Ciyaaryahanka Real Madrid C.Ronaldo ayaa sidoo kale soo duubay Muuqaal wuxuuna yiri wax wanagsan ayaad samaysay macalin,waxa filaya inaad u qalanto 100%.

Sidoo kale Ruud Van Nestelrooy ayaa sheegay inuu gaaray Fergusen in loo dhiso taalo mana jiro qof sameeyay waxa uu u sameeyay Manchester utd.

Gool hayihii hore kooxda Man utd Peter Schmiechel ayaa ku tilmaamay Sir Alex Fergusen ninka ugu faa’iidada badnaa qarniga waana nin u qalma si wanaagsan mana u maleenaayo inuu jiro dalkaan ingiriiska iyo caalamka qof sameeyay waxa uu sameeyay Fergusen.

Hadaba Koobabka uu u qaaday Sir Alex Fergusen waa kuwaan.

Premier League 12 jeer – 92-93, 94-94, 95-96, 96-97, 98-99, 99-00, 00-01, 02-03, 06-07, 07-08, 08-09, 10-11.

Champions League 2 – jeer 98-99, 07-08

European Cup Winners’ Cup 1 jeer – 90-91

European Super Cup 1 – jeer 1991

Intercontinental Cup1 jeer – 1999

Fifa Club World Cup 1 jeer – 2008

FA Cup 5 jeer – 89-90, 93-94, 95-96, 98-99, 0304

League Cup 4 jeer- 9192, 05-06, 08-09, 09-10

Community Shield 10 – 90, 93, 94, 96, 97, 03, 07, 08, 10,11

Euro 2012: Mario Balotelli says Italy win is best night of his life

Mario Balotelli has described his match-winning performance in Italy’s Euro 2012 semi-final victory over Germany as “the best night of my life”.

The 21-year-old Manchester City striker scored two first-half goals to set the platform for the 2-1 win, dedicating the victory to his adopted mum Silvia. The Azzurri will now play favourites Spain in Sunday’s final.

“This was the greatest night of my life and I hope Sunday will be better,” Balotelli said.

At the final whistle, Balotelli sought out his family and embraced them in the stands. “At the end of the game I went to my mother – that was the best moment,” he added.

“I told her these goals were for her. I waited a long time for this moment, especially as my mother is not young anymore and can’t travel far, so I had to make her happy when she came all the way here. My father will be in Kiev for the final too.”

Balotelli’s two goals took him joint top of the Euro 2012 scoring charts with three. “I will try to win the top scorer award,” he said.
n football sometimes you can try so many times and it doesn’t go in, or try few and it does all the time. It was a fantastic assist, the kind only Antonio Cassano can provide, while Riccardo Montolivo’s pass was great too.”

He celebrated his second goal by taking off his shirt and striking a typically defiant pose. “They didn’t get angry because I was booked for taking my shirt off, but they saw my physique and got jealous,” he joked.

Balotelli, who was substituted midway through the second half, dismissed any injury worries and declared himself fit for Sunday’s final. “I had cramp and was a little tired, but I told the coach to wait five minutes and by that point the substitution was already in progress. It’s fine.”

Italy now meet Spain for the second time in the tournament, having played out a 1-1 draw in the group stages. And Balotelli believes that, despite Germany’s lacklustre performance, the Azzurri are in the final on merit. When Italy win it is because the other team played bad,” he said. “I think we won because we were better and we deserved it.
We are with Spain, we are the two best teams in the tournament,” he added.

“I hope to win, I don’t care if I play badly as long as we give our all. We have to relax, mustn’t get frustrated with Spain’s possession and keep playing our football.

“We are the only side to have scored against Spain so far. We proved that we are equal to them, if not more, and we want to win.”

Italy coach Cesare Prandelli said Balotelli’s performance had proved he had developed into a team player and not just an individual.

“Mario is rather unique, he’s atypical. He’s very strong and fights for the team. He’s always been there when called upon and he fights in the penalty area,” he said.

“The career of Mario Balotelli has only just begun.”

Not all the Italians were as content, however. Captain and goalkeeper Gianluigi Buffon stormed off the field at the final whistle, furious at Italy’s failure to convert a host of second-half chances that would have put the result beyond doubt.

“I was annoyed because I don’t celebrate second place and I was angry with us because we could have avoided the difficult final five
When you can score seven goals against Germany, you have to score seven because if they come back to 2-2 they’ll beat you 10-2 in extra-time. We need to be more mature and to know that even if football is a game, when you reach the European Championship final, it’s no longer a game.”

Andrea Pirlo, who was named man-of-the-match, also sounded a note of caution for Sunday’s final. “We haven’t done anything yet,” he said. “There’s no use going to Rome and not seeing the Pope. We want to go home with this cup.”