Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed ayaa waxaa soo Food saaray Culeeys dhanka Siyaasada ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed ayaa waxaa soo Food saaray Culeeys dhanka Siyaasada ah oo uga imaaneeysa Xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya.

C/wali Sheikh Axmed ayaa waxaa jiray in Horay Siyaasadiisa uga soo horjeestay Maamulada Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya,kuwaas oo sheegay in uu Dastuurka Dalka uu ku Tuntay islamarkaana Heshiiskii uu Saxiixay oo ahaa in Maamul loo dhiso Gobolada Mudug iyo Galgaduud uu ka laabtay oo uu ogolaaday in Gobol iyo Bar Maamulka loo dhiso taasna ay Dastuurka ka hor imaaneeysa

maamulka gaobalka banaadir oo sheeegaya in ay ka shaqeynayaan sidii ay bulshada xiriir wanaagsan ula yeelanlahaayeen

maamulka gaobalka  banaadir ayaa ku dhawaaqay barnaamij ay ku doonayaaa  sidii loo hagaaajin lahaaa xiriirka bulshada ku dhaqan magaalada muqdisho  uu la leehayaa maaamulka gobalka banaadir  afyeenka maamulka gobalka banaadir cali seeeko ayaaa sheegay in maamulkiisa uu wado qorsha yaaal lagu hagaajinayo xiirka kal dhexeeyo bulshada maadaam bulshada ay udub dhaxaaad utahay hanaanka dowladnimada .hadalkan ka soo yeeray mamulka gabalka banaadir ayaa ku soo beeg xili bulshada ku dhaqan  magalad muqdisho ay ka cabanayaaan in maaaamulka gabalka banaadir uu ka gaabiyayay hormarinta adeegtada bulshada images-2

ciidanka nabad sugida soomliya oo la wareegay garaashku yaala degmada warta nabada

wararka ka imaanayo magalad muqdisho ee casimada soomliya ayaa sheegaya in ciidanka nabadsuguda  ay la wareegeen garaash lagu xareeyo gawaarida oo ku yaala degmada warta nabada ee magaalad muqdusho ka dib markii gaari uu lahaa muwadin soomliyeed  oo yaalay garaash kaasi lagu xiray walxaha qarxa  wasaarada aminga xukumada soomliya ayaa sheegtay in garaaashkaasi ay la wareegeen isla markaasina ay soo qabqabteen dad looga shaki sanyahay in ay ku lug lahaayeen arintaas

gaaari walxaha qarxa laga soo buuxiyayay oo lagu qabtay muqdisho

Quote

ciidamada nabad sugida soomliya ayaa maanta soo bandhigay gaari walxaha qarxa laga soo buuyay oo yaalay wadad tarabuunka ee degmada hodan gaarigan oo ah gaari nuuca raaxada ah oo looyaqaano nooha  ayaa waxaa ka buuxay walxaha qarxa   afyeenka wasaarada amniga soomliya ayaa saxafada u sheegay in gaarigani ay dadka deeganka ka shakiyeen sidaaas darteed ay soo war galiyeen hay adah amaanka